Dowlad ku hanjabtay in ay qaadi Doonto talaabo bur burin doonta Mareykanka

Waxaa mar kale soo cusboonaaday xiisada u dhaxeysa dowladaha Mareykanka iyo Iran ,kadib markii Xukuumada Washigton ku baaqday in Qaramada Midoobay cunaqabateyn cusub kusoo rogto Dowlada Iran. Madaxweynaha dowlada Iran Xasan Ruuxaani ,oo khudbad ka jeediyay telefishinka Qaranka Iran ayaa si adag uga jawaabay qorshaha Mareykanka ku doonayay in Qaramada Midoobay cunaqabateyn ku saaro dalkiisa. Waxa … Continue reading Dowlad ku hanjabtay in ay qaadi Doonto talaabo bur burin doonta Mareykanka